Maxay Tahay In aad u doorato First Care Hospital?
• Excellence: Waxaan nahay kuwa ugu wanaagsan waxa aan u qabano. • Advanced Diagnostics: Shaybaadho casri ah oo meelo kale aanad ka helayn... Read More
• Excellence: Waxaan nahay kuwa ugu wanaagsan waxa aan u qabano. • Advanced Diagnostics: Shaybaadho casri ah oo meelo kale aanad ka helayn... Read More
To provide compassionate, comprehensive, and high-quality healthcare services through excellence in medical care, innovation, and patient-centered care in Hargeisa and... Read More
To become the leading healthcare institution in Somaliland, recognized for clinical excellence, advanced diagnostics, and holistic patient care. We aspire... Read More
A patient should choose a medical centre with this vision because it embodies a commitment to excellence, innovation, and compassionate... Read More
khubaradda caafimaadku mudo dheer ayay baadhayeen sababta ilmaha uurka ku jira waxyeelo uga soo gaadho sonkorta sarraysa ee hooyada. Daraasado tiro badan kadib waxa la ogaaday in sonkorta badan ee dhiigga hooyada la socota ay ka mas’uul tahay halisaha ilmaha ku yimaadda iyadoo laba hab u saamaysa samaysanka xididada ilmaha uurka ku koraya. Read More
Timihu laba hab ayay dadka uga daataan, gaar ahaan, ragga. Hab waxa la yidhaa Chronic telogen effluvium oo inta badan ay istaadho stress, xanuun dheeraada, macdanaha qaarkood oo qofka ka yaraada , Khalkhal ku dhaca hormoonada jidhka, iyo dawooyinka qaar. Hab kani ma dhaawaco unuga tinta bixiya sidaa darted haddii sababtii keentay in timuhu daataan meesha laga saaro, timuhu dib ayay u soo kabtaan oo usoo fufaan. Read More